Categories: News

GOLAHA BAARLA MAANKA BJFS OO MAANTA ANSIXIYAY MASHRUUC MU HIM U AH ILAALINTA ABUURKA IYO KOR U QAADISTA TACLIINTA SARE EE DALKA

Golaha Aqalka Sare Ee BJFS Ayaa Maanta Ansixiyay Mashruuc Muhiim U Ah Ilaalinta Abuurka Iyo Kor U Qaadista Tacliinta Sare Ee Dalka.”

Kala Fadhiga Shanaad Kulanka Kulankii 23 aad Ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Oo Gudoominayo Gudoomiyaha Aqalka Sare Mudane Abdi Hashi Abdullahi Isla Markaana Uu Wehliyo Gudoomiya Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Aqalka sare Mudane Abdullahi Ali Hirsi Tima Cade Waxaa Maanta Aqrinta 3aad Lagu Marsiiyay Hindisiya Sharciyeedka Tacliinta sare ee dalka Sidoo Kale Waxaa Kulanka Aqrinta Labaad Iyo Saddexaad Lagu Marsiiyay Hindisiya sharciyeedka Abuurka Nuucyada Ayniga Dhubeereedka Iyo Sharciga Bad Baadada Dhir Beereedka Iyo Takoorka Gudoomiyaha Gudiga Hormarinta Adeega Bulshada Golaha Aqalka Sare BJFS Sanotor Dufle Ayaa Mudanayaasha U aqriyay Warbixinta Sharciga Tacliinta Sare Ee Dalka Iyo Sidoo Kale Marxaladihii Uu Soo Maray.

Qodobka Sagaalaad Faqradiisa 3aad Cinwaankiisu Yahay Xarumaha Gudiga Waxaa Lagu Soo Daray Dowladaha Xubnaha Ka Ah Dowlada Federalka Si Loo Muujiyo In Gudiga Xarumo Ku Yeelan Karaayo Dowlad Goboleed Yada Dalka.

Qodobka 12aad Faqradiisa 1aad Xarafka T Iyo J Ee Cinwaankiisu Yahay Shuruudaha Xubin Nimada Gudiga Waxaa Lagu Soo Celiyay Sideedii Hore.

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare Ee Baar Lamaanka Jam Huuriyada Federalka Somaliya Ayaa Cod Aqlabiyad Leh Ku An Sixiyay Hindisiya Sharciyeedka Tacliinta Sare Ee Dalka Ooy Kula Hor Keentay Wasaarada Wax Barashada Hidaha Tacliinta Sare Xukuumada Soomaaliya Wasiirka Wasaarada Wax Barashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee Xukuumada Soomaaliya Faaraxa Abduqadir Kulanka Ka Hadlay Ayaa Tilmaamay In Si Hufan Sharciga Ugu Dhaqmi Doonaan Tacliinta Sare Ugu Dhaqmi Doonaan.

Wasiirka Wax Barashada Ayaa Yiri, Waxaan Idiin Balan Qaadeynaa Insha’allahu Taclaa Haduu Ilaahey Yiraahdo Haddii Ilaahey Yiraahdo In Waxa Uu Nafarayo Sharcigaas Aan Si Xilkas Nimo Leh Aan Ugadno Dooda Waxay U Badneyd Intaan Arkayay Gudi Lakiin Sharciga Waxyaabo Gudiga Kaweyn Ayaa Ku Jira Oo Ay Ka Mid Tahay Dalka Meesha Larabo In Loo Jiheeyo Ee Tacliintiisa Sare Tacliintaan Sare Si Loo Jiheeyana Waxay U Baahantahay Dadka Shacabka Matalaya Oo Aad Adinku Ugu Horeysaan Inay Isu Xil Qaaman Ee Arimaha Wax Barashada Waxaan Diyaar Unahay Inaad Nagu Kor Joogteysaan, Waxaa Diyaar U Nahay Inaad Nasaxdaan, Waxaan Diyaar U Nahay Inaad Nala Talisaan.

Intaas Kadib Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare Ee Barlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya Ayaa Guda Galay Arinta 1aad Iyo 3aad Ee Hindisaya Sharciyeedka Abuurka Iyo Nuucyada Ayniga Dhir Beereedka Iyo Sharciga Bad Baadada Dhir Beereedka Iyo Takoorka Gudoomiyaha Gudiga Qeyraadka Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya Sanator Saynab Ismaaciil Ayaa Golaha U Aqrisay Shaqada gudiga Qeyraadka Ka Soo Qabteen Shuruucda Ay Golaha Horkeentay Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Xikuumada Somaliya.

Sidoo Kale Maanta Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Soomaaliya Ayaa Cod Gacan Taaga Ah Ku Ansixiyay Hindisa Sharciyeedka Abuurka Iyo Nuucyada Ayniga Dhirbeereedka Iyo Sharciga Badbaadinta Dhir Beereedka Iyo Takoorka.

Wasiirka Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Ee Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abdixayir Maareeye Ayaa Sheegay In Shuruucdaan Ay Ilaalin Doonaan Nuucyada Abuurka Iyo Bad Baadinta Dhir Beereedka.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Ee Baarlamanka Jamhuuriyada Soomaaliya Ayaa Soo Xiray Kulanka Maanta Lagu Meel Mariyay Shuruucda Muhiimka Ah.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Dib U Heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Ayaa Ku Marti Galiyay Xarrunta Wasaaradda Oddeyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Ee 135 Ta Isaga Oo Kala Hadlay Nidaamka Hirgalinta Doorashooyinka Qof Iyo Cod Ah.

Ilaa Iyo 80 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Jubba Land Ayaa Ku Biiray Howl Galka Ciidamada Qalbka Sida Ay Kawdaan Deegaanka Raas Kaambooni Ee Gobolka Jubada Hoose Qaarka Mid Ah Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Ayaa Warbaahinta Lahadla.

Dowlada Soomaaliya Gaar Ahaan Wasaarada Gaashaan Dhigu Ay Diyaar Idiinla Tahay Intaa Haddii Ilaaheey Yiraah Waa Inaad Ku Seexataan Kuna Soo Toos Taan Waxaan Leeyahay Walaaladeyna Saxiibadeyda Ree Jubba Land Ee Aan Horey Usoo Wada Shaqeyn Jirnay Kumaan Dooska Danab Kismaayo Ayaan Mudo Comander Ka Ahaa Markaan Reer Juba Land Waan Aqaanaa Waana La Soo Shaqeeyay Saaxiibadey Oo Niiniile Kow Kayahay Haddii Ilaahey Yiraahdo Ragaas Waxaan Leeyahay Aniga Qoriga Aan Wato Idiinma Wato Adinka Shabaab Baan U wataa Qoriga Ciidanka Aan Hogaaminaya Xooga Dalka Haduu Ilaahey Idmo Inaan Deegaankaan Ku Hogaamiyo Wuxuu Diyaar Uyahay In Uu Haddi Ilaaheey Yiraahdo La Wareego Masuuliyada Soomaaliya Gaar Ahaan Goobaha Ay Kabaxeen ATMIS Meelahaa Haddii Ilaaheey Yiraahdo Cadowgu Uu Ku Sugan Yahay Inan Ka Saaro Labadaa Option Baan U Nimid Raga Aad Ka Timaadeen Waa Walaaladeey Waa Saaxiibadeey Waxaan Leeyahay Laba Arimood Mid Un Qaata Inagoo Nabada Oo Is Nabad Galineyna Oo Saaxiibaa Inaynu Shabaab Isla Dilno Oo Aynu Shabaab Deegaankeena Aynu Ka Saarno Waa Qodob, Qodobka Labaad Inaan Xooga Dalka Ku Soo Biirtaan Adinkoo Nabada Oo Sida Ragaan Oo Kale Aad Ugu Soo Biirtaan Labadaa Qodoba Saaxiiba Yaal Aad Mid Qaada Taan Ayaan Idiin Soo Jeedinayaa Saaxibadeey Baa Tihiin Wax Cadow Ah Oo Aan U Muujinayaa Saaxiibada Aad Ka Timaadeen Majiraan Haddii Ilaaheey Yiraah Go’aanka Aad Qaadateen Waan Idinkaga Mahadcelineynaa.

Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulashada Ayaa 72 Dhalinyaro Ah U Soo Xiray Tababar.

Munaasabad Tababar Dhianaca Farsamada Loogu Soo Xirayo 72 Dhalinyaro Ah Oo Baratay Xirfada Kala Duwan Ayaa Lagu Qabtay Machadka Qaranka Ee Horumarinta Farsamada Gacanta Ee Wasaarada Shaqa Iyo Arimaha Bulshada Waxaana Ka Soo Qeyb Galay Masuuliyiinta Wasaarada Maamulka Iyo Macalimmiinta Machadka  Iyo Marti Sharaf Kale Qaarka Kamida Macalimiinta Wax Kadhiga Machadka Ayaa Sharaxaya Qeybaha Uu Ka Kooban Yahay Machadka.

Agaasimaha Macahdka Qaranka Ee Horumarinta Farsamada Gacanta Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xassan Maxamed Guutaale Ayaa Faah Faahin Kabixiyay Tababarkaan Iyo Dhalintii Wax Ka Baratay Waxa Laga Sugaayo.

Ardada Maanta QalinJabisay Waa 72 Arday Waxay Barteen Saddex Xirfadood Oo Kala Ah, Farsamada Harqaanka, Farsadmada Alwaaxda, Farsamada Korontada. Waxayna Mudada Waxbarashada Ahayd 8 Bilood.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Shaqada Arimaha Bulshada XFS Yuusuf Maxamed Aadan Soo Xiray Tawabarka Ayaa Dhalinyarada Kula Dar Daarmay In Wixii La Baray Ayaga Iyo Bulshadaba Uga Faa Iideeyaan.

Machadka Qaranka Ee Farsamada Gacanta Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ayaa Waxaa La Dhisay Sideetameeyadii Waxaana Gacan Ka Geestay Dowlada Jarrmalka Waxaana Ka Soo Qalin Jabiyay Farsama Yaqaano Tira Badan.

Wasiirka Wasaarada Waxbarasha XFS Ayaa Maanta Furay Mashruuc Lagu Dar Dar Galinayo Waxbarashada Dalka Oo Ay Hay Ada USAID Maalgalineyso.

Waxa Uu Ahaa Kulan Heer Kiisu Sareeyo Oo Looga Hadlayey Laba Arin Oo Ay Tan Koowaad Tahay Dhiiri Galinta Macalimiinta Dumarka Ah Iyo Furitaanka Mashruuca Dar Dar Galinta Wax Barashada Oo Ay Soo Qaban Qaabisay Hay Ay Mareykanka Ee USAID Waxaana Ka Qeyb Galay Masuuliyiin Uu K amid Yahay Wasiirka Wasaarada Wax Barashada Hidaha Iyo Tacliinta Soomaaliya Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Abdifitaax Samaale Ayaa Sheegay In Deeq Bixiyayaasha Looga Baahan Yahay In Macalimiinta Dumarka Ah  Ee Ay Mushaaraadka Siiyaan Lasimaan Kan Dowlada Soomaaliya Ay Bixiso.

Madaxa Hay Ada USAID Somaaliya Katia Load Ayaa Sheegtay In Mashruuca Dar Dar Galinta Wax Barashada Ee Caruurta Soomaaliyeed Ee Maanta La Daah Furay Uu Socon Doono Mudo 5 Sano Ah Isla Markaana Bartil Maameed Sanayo In Ka Badan 60 Iyo 7 kun Oo Arday Soomaaliyeed Ah, Oo Ay Ku Jiraan Deegaanada Dhawaan Laga Xoreeyay Argagaxisada Ee Gobolada Dalka.

Galkacyo Media

"Stay Tuned Here For News From Both Our Country And Around The World, As Well As Updates On Sports. Thank you."

Recent Posts

The Five Years of President Mohamed Abdullahi Farmaajo.

During the administration of Mohamed Abdullahi Farmaajo, the names of Somalia's unique police force, Haramcad,…

1 month ago

Who is the most extravagant man on the planet who has now taken Elon Musk’s situation?

Elon Musk has been ousted from the best position on the rundown of the world's…

1 month ago

The world’s most popular YouTuber arrives at another achievement.

Mr.Beast has outperformed T-Series, the biggest channel on YouTube, in supporter count after a drawn…

1 month ago

Bashar al-Assad: The Eye Expert in London To Syria’s Dictator President.

Bashar al-Assad's trip from a London-based ophthalmologist to Syria's questionable president is a story separate…

1 month ago

Who is the new State leader of France designated by Macron?

President Emmanuel Macron has delegated anti-extremist pioneer François Bayrou as the following state leader of…

1 month ago

This website uses cookies.